Weerar lagu soo Qaaday Musharax u tartamayey Madaxweynanimada Puntland

  Waxaa maanta la weeraray Gaari waday Cabdidaahir Maxamad Yusuf Yeey oo kamid ah Musharaxiinta  Madaxweyninimada Puntland,oo ku sugnaa bartamaha Magaalo Madaxda Garoowe. Dad goobjoogayaal ah oo ku sugnaa goobta waxyeeladu ka dhacday waxaay sheegeen in weerarkaas lagu qaaday musharaxa aay soo qaadeen ciidamo ka tirsan Madaxtooyada Puntland oo ka amarqaata madaxweeyne Faroole.Midkamid ah musharaxiinta … Continue reading Weerar lagu soo Qaaday Musharax u tartamayey Madaxweynanimada Puntland